Geeska Afrika2 years ago
Hogaamiyaha Koonfurta Suudaan ayaa shaqada ka ceyriyay mas’uuliyiin sarsare kadib markii uu toogtay
Iska horimaad hubeysan ayaa goor dhow ka dhex qarxay askarta dowladda Suudaan iyo ilaalada madaxii sirdoonka, kaasoo madaxweyne Salva Kiir uu xilka ka qaaday.