Daacadnimadu waa shay muhiim ah oo had iyo jeer looga gudbo aafooyin badan waana tii uu lahaa Abwaan Hadraawi: “Inkastaad dabbaashiyo taqaan duurka xuliddiisa Ood dabin...
Waa Xilli Habeen ah oo aad u qaboow, Roob xoog leh baa da’aya, Dadkuna qaarkood iyagoo Dalado wata ayeey cararayaan oo Biyaha Roobka ka gabanayaan, qaar...
Mar aad ladantahay iyo mar aad lurantahay weeyaan duni ha isku haleynin. joogta inaad u ladnataa hortaa la waaye dadka ula dhaqan si wanagsan waxaad haysato...
Maamule: Maamulka sida caadiga ah wuxuu diiradda saarayaa shaqada iyo hawlaha. Hawlahan waxa ku haboon gudahood mawduuca khayraadka: dadka , waqti, lacagta , qalabka iyo wax...