Arrimaha Amniga6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo weerar afka ah ku qaaday Israa’iil
Madaxweynaha ayaa mowqif adag ka istaagay in Israa'iil qeyb kamid ah Soomaaliya ay u aqoonsato dhul madaxbannaan oo dowlad ah sidoo kalena ay usoo magacawdo safiir.