Ameerika3 weeks ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Mareykanka, waa maxay ujeedada safarka?
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay fursadda shirka caalamiga ah u adeegsato in ay indhaha caalamka ku soo jeediso xaaladaha bani'aadannimo ee dalka.