Sirdoonka & Militariga2 years ago
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku dhawaaqay dib u habeyn ballaaran oo militariga dalkiisa ah
Ciidanka cusub ee Taageerada Macluumaadka Ciidanka ayaa gacan ka geysan doona "tartanka dagaalka casriga ah," hogaamiyaha Shiinaha ayaa yirri.