Soomaaliya5 years ago
Shacabka magaaladda Baydhabo oo ka cawanaayo sicir bararka maciiishada
Baydhabo waxay horey u martigelisay in ka badan 400,000 oo barakacayaal ah oo Soomaaliyeed balse dad badan oo ay abaaruhu saameeyeen ayaa ku soo qulqulaya magaalada...