Majalladda6 years ago
Majaladda Somalism ayaa daabacday majalad cinwaankeedu yahay ‘Yaa Mudan Hoggaaminta JF Soomaaliya?
Cinwaanka ay xambaarsan tahay majaladda ayaad moodaa inuu soo baxay wakhtigii ku habboonaa ee loo baahnaa. Guud ahaan Soomaaliya waxaa ka qabsoomi rabta doorashooyinka madaxweyne, gollayaasha...