Sirdoonka & Militariga2 years ago
Maraykanka oo duqaymo ka geystay bakhaarradii hubka ee Xuutiyiinta Yemen
Howlgalka ayaa loo arkaa mid si toos ah uga jawaabaya khatarta sii kordheysa ee dhanka badda ee Xuutiyiinta, loogana gol leeyahay in lagu ilaaliyo ammaanka gobolka.