Sirdoonka & Militariga4 years ago
Mareykanka ayaa u xaqiijiyay Israa’iil in Iiraan aysan noqon doonin quwad nukliyeer ah
Mareykanka wuxuu muujiyay rajo wanaagsan, Arbacadii, in uu la gaari karo heshiis Iiraan ah oo ku saabsan soo celinta wadajirka ah ee heshiiskii Nukliyeerka ee 2015.