Arrimaha Amniga3 weeks ago
Mareykanka oo hal sano u kordhiyay in lagu soo afjaro hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu muddada hadda jirta ee AUSSOM iyo taageerada UNSOS ku saleeyay Qaraarka 2809, oo dhigaya dhammaadka 31-ka Diseember 2026.