Wararka6 years ago
Mareykanka: Xisbiga Dimuqraadiga ayaa raba in Donald Trump si kama dambays ah loogu saaro Aqalka cad
Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa kordhisay cadaadiska ay saareyso madaxweyne ku xigeenka Mike Pence si ay ugu dhaqaaqdo in xilka looga qaado Donald Trump...