Ganacsiga & Dhaqaalaha6 months ago
Markabka soo saaraya shidaalka Soomaaliya oo kusoo xirtay dekedda Muqdisho
Markabkaan ayaa bilowga toddobaadka dambe u jihaysan doona xeebaha Dowlad Goboleedka Galmudug, halkaasi oo lagu sameeyay sahmin shidaal si loo dardargeliyay hawsha soo saaristiisa.