Sirdoonka & Militariga6 years ago
Masar iyo Faransiiska oo dhoolatus wada jir ah ka sameeyay Badda Cas, ujeedka waa maxay?
Waxaa sidoo kale la shaaciyey in dhoolatuskan uu ahaa mid tilmaam u ah wadada wanaagsan ee xiriirka laba geesoodka ee u dhexeeya Masar iyo Faransiiska.