Arrimaha Amniga2 months ago
Maxaa isku soo beega dhammaadka muddo xileedka MW hore Xasan Sheekh iyo colaadda magaaladda Gaalkacyo?
Puntland waxa ay gudbinaysaa afeefo xooggan oo ku saabsan cawaaqibka xun ee ka dhallan kara ciidanka, hubka iyo gaadiidka dagaal ee laga dejinaayo Koonfurta magaaladda Gaalkacyo.