Afrika7 months ago
Maxaa ka jira in dalalka xubnaha ka ah EAC in ay bixinayaan Mushaarka Xildhibaannada Ururkaasi?
Bulshada Bariga Afrika (EAC) waa urur goboleed ka kooban siddeed dawladood oo xubnaha ka ah, ujeeddadiisuna tahay kobcinta isdhexgalka dhaqaale iyo iskaashiga xubnaheeda.