Arrimaha Bulshada iyo Qoyska10 years ago
Maxaa mashquuliyay dhalinyarada Soomaaliyeed, maxayna tahay mas’uuliyada saaran wakhtigaan la joogo?
Waxyaabaha mashquuliyay dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ka mid ah sidda ciyaaraha la daawado, PlayStation, shukaansi faro badan, qabiilkii baabi’yay qarankii iyo dadnimadii Soomaaliyeed, iyo hami faro badan...