Wararka5 years ago
Lix maxbuus oo Falastiiniyiin ah oo ku dhiiraday inay ka baxaan jeelka Israa’iil ee aadka loo ilaaliyo
Maxaabiistan waxay ka baxsadeen xabsiga Gilboa habbeenimadii, kaas oo loo malaynayo inuu yahay mid ka mid ah xarumaha ugu ammaanka badan Israa'iil.