Falsafada iyo Siyaasada Arrimaha Bulshada3 years ago
Maxaad Kala Socotaa Taariikh Nololeedkii Nuur Faarax Xirsi?
Nuur Faarax Xirsi waxa uu ku dhashay Degmada Burco, ee Gobolka Togdheer sannaddii 1962-dii. Halkaas ayuu kusoo qaatey waxbarashadiisii aasaasiga, oo kasoo bilaabmeysa dugsi Qur’aankii. Kaddibna...