Bariga dhexe6 months ago
Kulanka Mareykanka iyo Sacuudiga: Antony Blinken, Maxamed Bin Salmaan waxay ka hadlayaan caadiyeynta xariirka Israa’iil, dagaallada Suudaan iyo Yemen
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ka wada hadlay arrimaha xuquuqul insaanka, dagaalka Yemen iyo Suudaan, iyo suurtagalnimada...