Soomaaliya8 months ago
“Dalka waxaa ka jirta abaar baahsan oo saameyn ku yeelatay nolosha malaayiin qof” – Gudd. hay’adda SoDMA, Maxamuud Macalin
Guddoomiyaha ayaa hadalkan ka jeediyay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho, isagoo tilmaamay in xaaladda abaartu ay ka sii dareyso gobollo badan.