Siyaasadda Soomaaliya3 years ago
Maxaa laga filan karaa shirka Golaha Amaanka ee QM oo ku saabsan qalalaasaha siyaasadeed ee Soomaaliya?
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta fadhi ka yeelanaya Qalaalasadaha Siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya,kadib markii ay dhamaatay muddo xileedka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo....