Sirdoonka & Militariga3 years ago
Maxay Norway ku diidaysaa inay nabadda jeclaato oo ay saxiixdo cunaqabateynta hubka nukliyeerka ee Qaramada Midoobay?
Heshiiska Qaramada Midoobay ee mamnuucaya hubka nukliyeerka, oo ay taageerayaan 51 dowladood, ayaa dhaqan galay 22 bishaan, laakiin maxay Norway u diidaysaa in ay saxiixdo heshiiska...