Bariga dhexe3 years ago
Maxay Sacuudiga u doonayaan inay la heshiiyo Xuutiyiinta?
Boqortooyada ayaa sidoo kale dooneysa inay yareyso culeyska ka imanaya xiriirka ay la leedahay Washington ee la xiriira dilkii saxafiga Sacuudiga u dhashay ee Jamal Khashoggi.