Caafimaadka iyo Sayniska5 years ago
Maxay Tahay in Aad Sameyso Hadduu Kugu Dhaco Cudur Lagu Qaado Galmada?
Xanuunnada lagu kala qaado xiriirka gogosha ayaa aad ugu badan dhallinyarada, gudaha dalka Ingiriiska. Sannadkii lasoo dhaafay ayaa la soo tabiyay 144,000 oo kiisaska cudurradaas...