Bariga Dhexe9 months ago
Imaaraadka iyo Masar oo ku baaqay wadahadal, qaboojinta xiisadda Iiraan oo sii kordheysa
Labada hoggaamiyeba waxay sidoo kale ku sheegeen muhiimadda wadahadalka iyo xalalka diblomaasiyadeed ee wax ka qabashada caqabadaha gobolka.