Arrimaha Amniga3 weeks ago
Qaramada Midoobay oo ka digtay in gargaarka Suudaan uu halis wajihi karro toddobaadyo gudahood
Dagaalka u dhexeeya Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan iyo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ayaa sii waday inuu kiciyo barokac cusub.