Diblomaasiyadda1 year ago
Saameyn intee la’eg ayay leedahay raadka Asarbayjan ee sii fidaya ee Bariga Dhexe?
Raadka Asarbayjan ee gobolka waxa muddo dheer qaabeeyey iskaashiga ay la leedahay Israa’iil oo muran badan dhaliyey. Suuriya ma noqon kartaa masraxa cusub ee saamaynta Asarbayjan?