Wararka4 years ago
Ra’iisel wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa la toogtay: waa maxay sababtu?
Ra'iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa la dhaawacay ka dib markii kolonyo uu la socday mudaaharaad ka dhan ah dowladda lagu weeraray bariga dalkaasi.