Afrika11 months ago
Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre oo u ambabaxay dalka Morooko, waa maxay ujeedada safarka?
Ra'iisulwasaare Xamse ayaa ka qeybgeli doono shirka 17-aad ee MEdays sanadlaha. Shirkaan oo sanadkan ay ka soo qeybgalayaan 120 waddan isla markaana ay martigelinayso dowladda Marooko.