Diblomaasiyadda2 months ago
Stevens-Klitz oo loo soo magacaabay ku-xigeenka safaaradda Mareykanka ee Muqdisho
Stevens-Klitz oo ah diblomaasi muddo dheer ka tirsaneyd adeegga diblomaasiyadda Mareykanka ayaa leh in ka badan 25 sano oo waayo-aragnimo ah.