Bariga Dhexe5 years ago
Ruushka ayaa sheegay inay la yaaban yihiin cambaareynta Lubnaan ee duullaanka Yukreen
Lubnaan ayaa cambaareysay duulaanka Ruushka uu ku qaaday Yukreen maalintii Khamiista, waxayna ugu baaqday xukuumadda Moscow inay hal mar joojiso howlgallada militari.