Afrika8 months ago
RW Abiy Axmed: “Amniga iyo xasilloonida Geeska Afrika waxay ku xiran tahay Itoobiya oo bad hesha”
Tallaabadan ayaa noqon karta xiisad dib u soo cusboonaysiinaysa xiisada dalalka deris la ahaa gaar ahaan khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya.