Diblomaasiyadda10 months ago
Saamaynta ka dhalan karto aqoonsiga Israa’iil ee madaxbanaanida Somaliland
Falanqeyn: Marka laga reebo tixgelinta degdegga ah ee militariga, aqoonsigu wuxuu salka ku hayaa hammiga ballaaran oo Israa'iil ay ku ballaarinayso raadkeeda diblomaasiyadeed.