Arrimaha Amniga3 months ago
Saameynta siyaasaddeed iyo amni ee ka dhalan karta ‘hadalka’ Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi
Haddii uu masuul heerkan jooga u muuqdo inuu siyaasadda xisbiga ka hormarinayo mas'uuliyadda qaran, waxaa dhalan karta su'aalo la xiriira madax-bannaanida hay'adaha amniga.