Bariga Dhexe2 years ago
Sacuudi Carabiya ayaa xirtay sarkaal ka tirsan ciidamada Ciraaq oo loo haysto hadalo ka dhan ah Israa’iil intii lagu jiray Cumrada
Xariga Cumar Nizar ee dhawaan lagu xiray Sacuudi Carabiya ayaa dhaliyay dareen dheeri ah, inkastoo saraakiisha Ciraaq aysan wali ka hadlin arrintan.