Wararka4 years ago
Madaxweyne Joe Biden wuxuu dib u eegay xiriirka uu Sacuudiga la leeyahay iyadoo ay sii xumaaneyso xiisadda tamarta – Warbixin
Madaxweynaha dalka Mareykanka ee Joe Biden ayaa waxaa lagu qasbay inuu u dhawaado boqortooyada Sacuudi Carabiya iyada oo ay jirto xiisad tamareed oo sii xumaanaysa.