Falsafada iyo Arrimaha Bulshada10 months ago
Qisada Saddaam Xuseen iyo wiilkii yaraa, iyo su’aasha ah siddee waddan hodan ah sabool ku noqon karaa?
Qisadan waxaana ka baran karnaa in dal hodan ah uusan micno lahayn haddii aanu nolosha dadka, waxbarasho liidata, caafimaad liita, waddooyin burbursan, iyo shaqo la’aan ballaaran...