Afrika3 years ago
Saddex dawladood oo galbeedka Afrika ah ayaa ka baxay urur goboleedka ECOWAS – sababta waa maxay?
Burkina Faso, Maali, iyo Niger waxay ECOWAS ku eedeeyaan inay ku dhaqmayaan saameyn shisheeye, taasoo xadgudub ku ah mabda'adoodii aasaaska u ahaa ee lagu aasaasay ururka.