Diblomaasiyadda6 years ago
Turkiga ayaa si adag u cambaareynaya safaarada Kosovo ee magaalada Qudus
Wasaaraddu waxay sidoo kale ku boorrisay Kosovo inay adeegsato caqliga saliimka ah isla markaana ay ka laabato talaabada ay qaaday ee ah “mas’uuliyad darado"