Wararka4 years ago
Sagaal askari oo ka tirsan booliiska Ciraaq ayaa lagu dilay weerar looga shakisan yahay Daacish oo ka dhacay Kirkuk
Sagaal askari oo ka tirsan booliska Ciraaq ayaa la dilay kadib weerar looga shakisan yahay Daacish oo ka dhacay deegaanka Kirkuk ee dalka Ciraaq.