Wararka6 years ago
Twitter-ka ayaa hakisay koontada Hoggaamiyaha Iiraan, kadib markii uu ku hanjabay duqeynta Donald Trump oo golf ciyaaraya
Shirkada Twitter-ka ayaa hakisay akoon lala xiriiriyey hoggaamiyaha sare ee Iiraan jimcihii ka dib markii xafiiskiisa uu soo dhigay sawir u eg madaxweynihii hore ee Mareykanka...