Soomaaliya7 months ago
Shacab careysan oo dibadbaxii ugu ballaarnaa ka dhigay gudaha Suuqa Bakaaraha
Tallabadan ayaa timid kadib markii Dowlada Federaalka Soomaaliya ay burburun kula dhaqaaqday goobaha ay ku ganacsanayeen ganacsatada yaryar ee gudaha suuqa weyn Bakaaraha.