Arrimaha Amniga2 months ago
Dagaal qaraar oo ka socda Baydhabo, shacabka oo bilaabay inay ka barakacaan qaar kamid ah xaafadaha
Wararka laga helayo Baydhabo ayaa sheegaya in isgaarsiinta magaalada ay hakad gashay, iyadoo xoguhu tilmaamayaan in qaar ka mid ah shacabka ay bilaabeen inay ka barakacaan...