Doorashada10 months ago
Shacabka reer Muqdisho oo saakay u dareeray doorashadii ugu horreysay ee golaha deegaanka
Xisbiyada mucaaradka ayaa ku dooday in doorashadan tahay bandhigyo nidaam doorasho oo cusub oo ah rajada dib-u-doorashada Xassan Sh. Maxamuud.