Geeska Afrika5 months ago
Shaqo joojin ka dhalatay qiimaha shidaalka oo sare u kacay ayaa curyaamisay gaadiidka Kenya
Shaqo joojinta ayaa timid maalmo ka dib markii mas'uuliyiintu ay kor u qaadeen qiimaha batroolka ilaa heerkii ugu sarreeyay, iyadoo kharashku uu kordhay in ka badan...