Soomaaliya5 months ago
Shariif oo sheegay in MW Xasan Sheekh uu ciidamo ka dhex sameystay shabkad gaar ah uu u adeegsanayo dhulboobka
Shabakadaan ayaa waxa uu sheegay in isagu si gaar ah u abaabushay isla markaana uu u adeegsado barakicinta dadka shacabka ah laga barakicinaayo gurihii ay degnaayeen.