Soomaaliya8 months ago
Shirka Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo maanta ka furmaya Villa Somalia
Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku kala garnoqsan doono wadahadalkan si uu dhinac waliba uu miiska u soo dhigo qoddobadiisa.