Soomaaliya11 months ago
Shirkaddo ajaaniib ah oo baaritaan macdanta ka waddo deegaanada Somaliland
Illo wareedyo aan helnay ayaa sheegaya in dhowaan Somaliland ay qaban doonto shir loogu hadlaayo arrimaha macdanta oo ay ku casuumeen ganacsato iyo shirkado caalami ah.