Cuntooyinka11 years ago
Kaalay barro sidda ugu fudud ee loo sameeyo muufo Soomaali oo macaan
Muufo waa cunto qarniyo badan lagu yaqaanay Soomaalida, waxaana la cunaa quraacda, qadada ama cashada. Waxaa si gaar ah loogu cunaa maraq, hilib, ama caano iyo...