Bariga Dhexe5 years ago
Sidee ayey u dhacday doorashadii Khaalid Meshaal ee ahayd inuu Xamaas dibedda ku hoggaamiyo iyo saamaynta ay ku yeelatay Israa’iil?
Laba bog oo Cibraaniyiin ah ayaa ka hadlay isbedelada lagu samayn karo doorashada Khaalid Meshaal oo ah madaxa xafiiska Dhaqdhaqaaqa Mucaaradka Islaamka “Xamaas” ee dibedda. Bishii...